Raaligalin iyo Ogaysiis:
Muqdisho,
Marso 01
(Bilan) - Waxaan ka raaligalinayynaa
dhamaan daawadayaasha webka waygeyska Billan dib u dhicii ku
yimid muddada, taas oo ay sabab u aheyd howlo farsamo dhanka
Webka ah.
Sidoo kale waxaan idin ogeysiinaynaa in howsha webkaa ay ahaan doonto sidii
aad horey uaga barateen, oo aheyd in uu idiin soo gudbiyo arrimaha bushada iyo
waliba waxyabaha quseeya Haweenka iyo Hurumarka Dalka.

Bilan
press