Raido Links
HOME
 
NEWS
 
REPORTS
 
CONTACT
Wareysiyo Maqal ah
Somali web-sites

WARARKII UGU DABMEEYAY EE WARGEYSKA BILAN
 

 

Dadka ku Barakacay Duleedka Muqdisho oo  ka Cawanaya biya la'aan :

 Dadkan oo ku dhaqan inta u dhaxeysa km13 ilaa carbiska kaamka Baar Abauukar ayaa waxa heysta  dhibaato biya la'aan ka dib markii uu ciladooway ceelkii ay biyaha ka dhaansan jireen, taana waxa ay keentay in dadkaasi ay soo food saarto Biya' laan aad  u baahsan, sid ay sheegeen qaar ka mid ah dadk halkaa ku dhaqan waxaa jirta baahi badan oo dhanka Biyaha ah

Riix halkaan)

 
 Raaligalin iyo Ogaysiis: Muqdisho (Mar 01) Webka Wargeyska Billan oo dib u howlbilaabi doona Insha alaah, iyadoo aan ka raali galinayno daawadaasha din dhicii ku yimid Howsha Webka, taas oo ay sabab u aheyd cilad dhanka farsanmada ah..
(Riix halkaan)

War-saxaafadeed ku saabsan xaaladda dadkii ka barokacay Muqdisho oo ay soo saartay Hay'adda Cogwo
Muqdisho (Bilan):
Maanta oo ay taariikhdu tahay 3 da November 2007, waxaa ku wargelineynaa dhamaan saxaafadda madaxa banana, ururrada bulshada, beesha caalamka ee ka shaqeeya arimaha biniaadinimo in muddo dheer ay dadka Soomaaliyeeed ku soo jireen dhibaatooyin kala duwan sida: Dagaalo dabadheeraaday oo dagaalkii ugu danbeeyay ee maalmahan la soo dhaafay uu qasaaro ba’an u geystay dadka rayid ka ah sababayna barakac baahsan taasoo lagu qiyaasay in 70% ay.. (Riix halkaan)

 
WARGEYSKA BILAN
Cadadkii 253-aad
Nin iibinaya Noloshiisa!!!

Nin Australian ah ayaa waxa uu ku dhawaaqay Arin ka yaabisay dad badan oo ku nool dunida kadib markii uu shaaciyay in uu iibinaya naftiisa gurigiisa iyo shaqadiisa


Hay’adda tubta Nabda ayaa waxay maalintii sahaly aheyd soo bandhigeen maadeys la magac baxay ‘Dersi kala fogaaday da’yar baa isu keenta’,
GOOS GOOSKA WARGEYSKA BILAN (Warar kala duwan)
DAWADA WAA DAAWO HADANA WAA SUN
DHIBAATOOYINKA GUDNIINKA IYO QODBIDA (Ifafaalaha mustaqbalka)
DUMAR TALO MALAGA DAYAY: (WADDADII HALAAGGA) Q: 4-aad
BARASHADA AXKAAMTA (DAHAARADDA)
BAADI DOONKA DHAQANKA
MAAH – MAAH; MURTI: XIKMAD

SAXAAFADDA OO DHIBAATOOYIN BADAN LA KULANTAY TODOBAADKAN
WARGEYSKA BILAN
Cadadkii 252-aad

Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamanka Prof Maxamed Cumar dhalxa ayaa deeq lacageed...
KOOXDA K/KOLAYGA EE HEEGAN OO LA GUDDONSIIYAY KOOBKII RAMADAANKA
Ra'iisul Wasaare Geeddi oo sheegay in khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Yuusuf laga badbadiyay
* Warbixin ku saabsan Munaasabad Ciidul-fidriga... * Wariye maxamed talyaani oo wali xiran.. * Hooyooyinka soomaaliyeed oo ugu baaqay

WACYIGELINTA IYO LA DAGAALANKA CUDURKA HIV/AIDS

DHIBAATOOYINKA GUDNIIKA IYO QODBIDA: Ifafaalaha mustaqbalka
Deeq lacageed oo gabadhaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan….
WARGEYSKA BILAN
Cadadkii 251-aad



 






::: Designed by: Mohamed Hussein Jantiile ::: Copy Right © www.bilansom.net ::: Mogadishu - Somalia :::